Kaltuun
HTML-код
- Опубликовано: 12 апр 2025
- Heestii ugu xidigaha badnayd sanadahan xagga Fanka Somaalida ayaa soo baxday, heestan oo magaceedu yahay (Kaltuun) waxay soo baxday 15/2/2010. Heestan waxaa midha heeda Sameeyay Aqoonyahan Abwaan Jamaal Cali Xuseen (Jamka) Waxaa ku luqeynaaya Fanaanka Codka Macaan Abdifataax Tacabir (Abdifataax Yare)
2024 still listining this song ❤🎉 abdifatax tacabir and president jamal ali hussien legends alle cimriga iyo cafimadkaba haydin barakeeyo
Heestan markay sobaxday ayan dhegaysan jirnay anigiyo wiil an isku xafad iyo isku galas nhy kadibna imika ah xajigayga aadbn kuusalamaya mcn❤anago joogna burco togdher imikana an ahy maamo kunool 🇸🇪 caruurbadana wanhaysta masha Allah ❤jcylkan isku guursanay gacaliyahaygana inuu sii kordho mooye marna muu naaqusin alxamdu lilah anyway ilahy haysu saqiro dadka isjecel kuwa isdoonayana haku guuleyo ❤❤❤❤
Mashallaah Amiin yaa Allaah 🤲🙏
@@shukricadullaahi5469 mahadsanid qali
@@nimcocabdi7516 wow! Ma classmate kaagii ayaa xaajigaagii noqday waa cajiib weliba is jeceshihiin oo wada joogtaan waa another level kii Baabjey sheegayeyba😅 maanshaa'allaah beryo isku sii negaada idam alle
@@Naagnool124 aamin gacaliso 😂😂😂😂
Caleek aniguba waxan u codeeyey inan aan class mate aheyn nasiib daro afka duuley waan furey wey i dhibtay wan furay nin kala qaba ilahay kuguma keeno camu isku waara meelahasan bahal yaro kale kaga baxayaa ducadu wa xagina
Isma lihi qof somali ah ayaa ilaahay codkiisa oo kale siiyay wuxuu qaadi jiray live music ABDIFATAH AHMED TACABIR the most somali singer lenged waxan xasuustay wakhti isoo maray kolay soo noqon maayo wakhtigaasi❤❤❤
Kaltuun xasan inantii ugu horeysay aan jeclaaday 2009 jacaylkeedii wali waa la noolahay heestan waxaan ugu qorey warqad aan u raaciyay hadyad yar wqxaanan ku saxeexay dhiigayga ilaa hada meel ay jaan iyo cidhib dhigtay ma hayo markasta oo aan heestan maqlana waan iska ooyaa waxan codsan lahaa badayba qoraalkan aragto inay ila soo xidhiidho xataa inay dhimatay ma aqaan mudo 10 sano ayaan daydayaa, kaltuun xbb waan ku daydayay walina kaama quasan waxaan ku raja weynahay inaan maalin uun kulmi doono
Ma garanyo sababta codkiisa u jecalahy fanaankan ma bixiyo energy badan mana aha laxamyste hadana heesihisa aniga marka maqlo ma u diidi karo dhaghyha iney dhagystan
Fankii dahabka ahaa
Ereyada Jamal Ali Hussein
Laxanka Mustafe kiiko
Codkii toolmoona Ee Abdifitah Ahmed Tacabir yaa sallam legends waawey kulmey waxaanse ku daraya jiibta OO ay Maryan Mursal iyo Nimco Yasin yaa sallam hees Aan intaba caadi aheyn 2025 hadaad iga dambeyso liketa inagu dhiirigeli si aan faalladaan Dib Ugu soo laabto I.a❤
Dheeman iyo luuleey ma qof laguu dhigaa jira ❤old is gold
😍dumar baa wax dhertahy
*Kaltun ali salah* 😍😍magaac kaltun wan jacelahy
Boqrdii ila dhaltay inbtiday ba la dhahaa 😍😍😍
Dheeman iyo luuuley ma qof laguu dhiga Jira❤🎉
Cabdifataax Tacabbir lama arkaan buu ahaa... fanka Soomaalida dib u soo mari maayo codkaas oo kale.✌
The year is 2011 we were in Hanover Park, Cape Town me and my friend moha used to listen this song all the time, when we driving around ❤😢
Is your friend alive 😢
Hestan abwaan jamaal cali huseen sawiradisa ka buxa taas macnahedu wa asaga sameyay heesta 😂 Abdifatax yare & Abwaan Jamaal like father and son I support both of you🖤✌️
Warya👁
2022 and you still listening this song you are a legend
Heestan Waxan dhagaysan jiray ano joga kenya garahaan magalada mombasa 2012 bay ahayd xilaga cawana 13.10.2024 waxan ka dhagaysanaya bosaso deeqa wayo wayo iyo xasus an dugobin khayr u rajayna dhaman walalaha somaliyed mel walba jogtan alle haydinku nabad yello dalkana nabad haynoka yello
Dharati lajogba dhinacaga iga filo xalay ban xaskyga u qaday runti wey ilmaysay Allow idaa ❤
Waa hesti igu horaysay en magacayga ku arkay waxan jecelay marku leyahay inan yahay dhigaygay jacaylkani dhab weyan dhawrsanaan kaltuneeey dheef wadagnay Abiken
heestan wax badan ayaan ku xasuustaa iyo sanado badan oo aan dhagaysan jirey xataa anigoo xabsi ku jirey xusuuuso tegey dheh
somaliland honest boyy xitaa kolkaad ahayd qoxotiga eed is odhan jirtay taajir baad tahayee badaha liibiya ku baabi jirteen miyaad dhageesan jirtay?? Kkkkk
Heestan waa heestii ugu horeysay ee aan qof aan jeclaado u qaado magaceedu waa kaltuun xuseen xasan waxaan ugu qorey warqad waanan u geeyey waxaanan u raaciyay hadyad ka kooban dhago iyo silsilad qalin ah, waxaan ahaa glass eight waxayna ahayd 2010kii waxaan xasuustaa waqtigaa inaan dareemay jacayl ama xaalad aanan waligay dareemin, waqtigaa kadib ma arag 2018kii waxaa laygu sheegay inay joogto hargeisa, waxaan jeclaan lahaa inaan arko mar uun oo aan mar labaad hadalkeeda maqlo, hadaad garaneyso iga gaadhsii fariintaa
Mahadsanid
Hadda malaha waa xaas iyo hooyo
@@Naagnool124 miyad garaneysaa wll
2013 ferst love mee name is kltuun ayuu ahaa lkiin mxaan mxaan uqaday heestan waxy idhihi jirtay intaa iigu cel celi
Dheeman iyo luuleey ma wax lgu dhiga jira
Lkiin nasiip daro ismanan calfan
👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄
Heestan inaba caadi maaha w0w abdifatah tacabir wishing u bright future my fanaan ,,,,qurux aan ku dhagaygago dhaxal baad wadaagtaan,,,Everlasting Love Adiga Iyo kaltuun insha alaah
wllo ma nooshahay
Dadkii aan jeclahaa maxaa meeshan isugu wada keenay Maryam Mursal, Jooqle Shire Jaamac, Cabdifataax yare ,Jamaal Cali xuseen iyo Fuaad Cumar.
Saaxiibaday Kaltuun baan u qaadi jirey heestan.
Kaltuun will always have a special place in my heart.
Heestan waxan dhageysan jiray 2010 ilaa hada wan dhagystaa waxuu ahaa boqorkii fanka la wareegay Hadan wuu ka toobad keenay ♥️🦁
Kaltuun magac wx badan og nice song
Qofkii jacayl dhaba uu ku dhacay ayuunba heestan dareemi kara 2020 ayaan dhegaysana jacayl dhaba oo aan u qaaday qof aan aad isu jecelahy 6sano kadib waxan noqday abwaan sameeya heeso dareen leh oo amaan iyo isugu jira jacayl marka aan heestan dhegaysan jiray waxba kamaan aqoon jacayl iyo mesha laysla maraayo 👨 ☺️👀
2010 bay wahel i ahed baba
Wow! Aad iisoo samaysid hees jaceyl ah ee😂oo magacaygu ku jiro
@@barwakomustafa8277😁 soo dhowaw walal
2010 Heestan Aad Baan U Dhagaysan Jiray.. Ilaaa 2011 Jamaal Cali Xuseen Abdiftah Yare Maamo Maryan Nimco Yasiin Caraale All Inta Isku Hawshay .Noolaada
waaw waa wiilkii ugu horeeyay een maqlo isago magacayga ku heesaya thanks in badan ma abdifatah yare
Inanyahay dhigaygaay xilahaan ku dhaataay dhabar adag kaltuuneey dumar baad wax dheertahay roob dhado ka muuqdoo dhibcihii i jiidheen iyo qurux aan ku dhaygago dhaxal wadaagtaan ❤❤ana miyaanan kuu heesin
Dheeman iyo luuleey ma qof laguu dhiga a jira 💯❤ queen
Ya ila dhagysanaya 2022💔😭
iLaa xiligaas ayan dhagaysta 2019 😢😢😢
24/11/2024 bn daawnya tiktok bn kaso arky 12:43 hargysa ishaboorma
6 February 2022 maalin axad ah beutiful song dheeman iyo luulay ma wax lagu dhiga jira ishqi ya'asak
Waaguu Abdifitax yare fanka ku laba kacleyey waaye isagaa u shidnaa😊
Heestan markan bartay waxan jiray 13 wali waan dhagaysta cabdi fatax axmed muse sxb😂wali kamad bixin qulub tayada hadanu nahay somali dhaladkii togdhereriyo komm back bro
can someone write the lyric pleaseeeeeeeeeee
Diamond iyo luuleey
Ma Qof lagu dhiga jira?
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dharaartii la joogaba
Dhinacaaga iga filo
dareen. aad ayo aad ayaan usalamaya all fanan c/fataax yare oo ah fanan ad uqaliya waxakale oo aan halkan isna uga mahadcelinayaa abwaan jamal calixueen oo lee yahay aad iyo aad ayad ugu mahd san tahay heestan runtii ani si gara ayay iitabatay un tii heestan waxayna ii gashay xasuus wayn thnkz
Toban sano kadib zxp ma noshahy halkase joogta hada
14 years iyo Australia sxb salaan sare
Still 2024❤
2021 yaa dhagaysanaya👑🔐♥️
inta dawanaysa 2022 farta taag
Dheeman iyo Luuleey ma qof laguu dhigaa jira. Inaba caadimaahan Miro, Naaxyo iyo cod thanks all Specially Jamka iyo C/fataax yare,
War ma noshahay
Ilaahay wuu soo hanuuniye masha allah alaa ku jecel
❤jamaal.cali xuseen shakhsi fankii dhexe ku lahaa qayb wayn
waaw , anigaa dhaladki togdheer ah , ku wan le ma la dhaho dhaladkii hargaysa waxa idinka maqan fikirka idin tu si lahaa in togdheer iyo hargaysaa , is ku mid yihiin ee meel dheer wax ka ega yaakhii
Mi song ❤🙈
Kaltuuney heestan kaligaa love kuma tihide quruxey single sow matihid nuuci loogu talo gale baa tahe😂❤️
Best singer from france😎2019!!
boqorka codka runtii waa fanan qaali ah
Old is gold🥺❤
Thanks abdi fatah yare boqorka codka
Abwaaan Jamaal oo midhaha leh iyo alfanaan C/fataax tacabir oo codka ah , Axmed saalax qaasim oo musiga ah, intuba waa xul aan kala dhicin oo kulmay waana ku mahadsanyihiin , Kaltuun oo ah Marwada heesta loohibiyey , iyo saygeeda Muniirna waxaanu leenahay wada nolaada oo nabad ku waara ..
War ma noshahay 10 sano ka dib
@@balwaan9599Alhamdulilah Haa saxiib lakiin wax badan baa is bedeley intii ee soo ducay.
Best wish 🤞
Great wonderfull, iska hees looma heeso waxaasaa hees ah
Jamaal cali xuseen walhi unique person
First time listening to this song 21/08/2023 02:56 AM
Abdifitah yare camoooo fan kaama danbeyn we miss you🥲🙏🏾
Heesha noocaan ah ayaamahaan ma aragno, jacayl ayaa iska kaa qabanaaya aadan ogayn 😢😢😮😊
Heestan xusuus 😢😢💔
Manshaallah wllo
dhaladkii togdheeriyo waa aniga www❤💯
Man i love this Song.
Waxa jirra wax ku cajab geliya aduunka
Codka
Erayada
Musiga
Iyo welib habka laxanku u raacayo
Waxan dhihi karra waa wax lagu cajabo
Waa heesti igu horaysay en ku arko magacayga
Jamaal ali xuseen wa siyaasinyinta iyo aqoonyahanada somalilalnd mzha allh abdi fataax tacabir
Best fanan ever 💯
😢anago yar heestan dhagygsan jiray xusus
Heestani hees way dhaaftay oo waa heeso, Nin kastaaba halkaa kaltuun Qoftiisa magaceeda haku badesho lool
Axey ax hees ka badan tani😢
Abdifatah best fanan
Kaltuun 💔
2011
2002 dhaladkii togdhher wali waa dhagysta
Dhaladkii togdheeriyo Haldoorkii dhulkeenaay Dhalan asluub wanaageey dharaartii la Joogaba dhinacaaga iga Filo Only Hablaha Reer Burco iminka Anigu Gabadh reer burca ayan dhawan aroosaya🧕👑❤️🫀
Caruus waan ku salaamayaa
Axsan cod yaa Flanagan abdifitah yare
weeey yaaa abdifatah axla fanaaan waad u qalanta magacaa ustaad fanaaan abwaanka jamaal ereeyo la yaab leeh baad iskugu kenteey heesta , abwanada da,ada yaar wa ineey sidaa u so saraan heeso tayo leeh oo dadku la dhacaan runtii heesta aniga iyo inta nala midka ahi wan ka helneey
Jamal cali Hussien waa Scholar iyo abwaan.
Dadka sidaas ah waa in Somaliland ilaashato.
Dhamaanba Somalilanders Guul baan idiin rajeynayaa.
Abdifatah ahmed tacabir hadii soomali laysku wada geeyo kuma jiro fanaan la codi runtii lkn wakhtigan kuma jiro fanka sidaa oo kale fanka yaa ka yeelay baaba
wooow tubeec yare caadi ma ahan
Who is here 9/1/2025🥰
Here @ January 2023 , hees xasuus gaar ah iileh
2023 ❤❤❤❤
Aug/08/2023 😢😢😢😢
Cabdifitaax tacabir.
Like saar please ❤❤ yaa jooga halkan ❤❤❤21/2/2025 malin jimce weye ❤❤
2007💤 2022 ruug cadaagi so rogaal celiye dalada somuuqatan umalaynaya🏃♀️🤗🤣🤣🤣🤣
Iyo qurux aan ku dhagaygo dhaxal baad wadaagtan
Xasuusti adunka🤦♀️🥺2011
Dheeman iyo luuley ma qof lagu dhigaa jiro
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Fanaan reer burco ah nlw zhp
Tacabir ❤
Heestydiii😢
Who is here 8/24/2024? ❤
☝️
2025
Waa loo qira hadii qayrka ilahay hibo siiyo run ahaanti Abdiftx waa cod mcn yahay is waydina malaha lakiin waa fanan somaliyeed not just somaliland ta kale Wt i hte most is in even fanki qabyalad noqday isbahaysiba jirra ...... kas oo bari iyo galbeedba laga cabanyo in somaliland so kaana la socda kuwa dalka jooga iyo dibbada inshalaha only wise cn undrstnd hdlkyga .
Boqorka codka,dhalinyarada xiligaan ninkan A/FATAH,ayaa ugu horeeya,runtii kuma eekaanayo oo kaliya,SOMALIWEYN,ee waxa uu noqon karaa,Fanaan sida Knaan,oo kale Aduunka magac ku yeelan kara,isaga oo waliba AF-SOMALIGAAS ku Heesaya,Maryan Mursal,Aduunka dhan wa laga yaqana,walaalkay A/FATAH,na waxa aan u rajeynayaa sidaas oo kale,in uu aduunka magac weyn ku yeesho,A/FATAH,guul ayaan kuu rajeynayaa,iyo Heesahaga cusub ee soo socda,
wow
💖💕💯💖💕
Xasuus 2011
2024🎉
Hees xusid mudan Axsan caleeg
💘❣💘❣💘❣💘❣
cabdi fataax laa yaa hadii sxb
War ma noshahay zxp
halkan ayuu ku dhintay fankii maanta yaabaye hadmaa sidan loo roogay saaxiibayaal
Indr imika miyanad arag waxa heesa
hees aan mudo hore dhagaysan jiray waxbadana aaan ku xasuusto